Madaxweyne Erdogan oo ka dalbaday Sacuudiga in ay shaaca ka qaadaan halka …

Madaxwenaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo maanta la hadlay xubno katirsan xisbigiisa ayaa mar kale si kulul uga hadlay dilkii argagaxa lahaa ee magaalada Istanbuul loogu geestay Wariye Jamal Khashoggi oo Sacuudiga u dhashay. Erdogan ayaa ka dalbaday Boqortooyada Sacuudiga in ay shaaciso halka lagu qariyay ama la geeyay Meydka Wariyaha la dilay, oo … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo ka dalbaday Sacuudiga in ay shaaca ka qaadaan halka …